Halka U Mbappe Ka Gali Karo Shaxda Real Madrid

Ugu dambayn Mustaqbalka Mbappe ayaa meel la Saaray.

Mbappe ayaa si Rasmi ah Ugu biiray kooxda Real Madrid.

Mabppe Oo Muddo sanado ah lala xidhiidhinayay Real Madrid ayaa maanta si Rasmi ah Ugu biiray kooxda.

Shaki la’aan Mbappe ayaa Madrid ka dhigi doona koox ka fiican sidii hore kana awood badan.

Shabakada Transfer Marcato ayaa Soo Saaray sida ay noqon doonto shaxda Real Madrid Kadib markii uu kooxda ku biiray Mbappe.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga