DEG-DEG: Real Madrid Oo Dhamaystirtay Saxiixa Mbappe

Kooxda Real Madrid ayaa dhamaystirtay Saxiixiisa Kylian Mbappe sida uu sheegay saxafiga Fabrizio Romano.

Real Madrid ayaa ugu dambayn gacanta ku Dhigtay Xiddiga reer France.

Mbappe ayaa heshiis xor ah Ugu Soo biiray Real Madrid.

Romano ayaa sheegay in ay Real Madrid isku diyaarinayso in ay ku dhawaaqdo saxiixa Mbappe.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga