DEG-DEG: Koox Kale Oo Premier League Ah Oo Dhibco Laga Jaray

Kooxda Nottingham Forest ayaa laga jaray dhibco premier League ah sabab la xidhiidha in ay jabiyeen xeerka faa’iidada iyo khasaaraha ee dhaqaale wanaaga premier League.

Kooxda Nottingham Forest ayaa laga jaray 4 dhibcood kadib markii ay jabiyeen xeerka faa’iidada iyo khasaaraha ee dhaqaale wanaaga premier League.

Kooxda Forest ayaa haatan ka dhaadhacday kaalinta 17-aad iyaga oo hoos ugu dhaadhacay kaalmaha looga hadho horyaalka iyaga oo leh 21 dhibcood.

Wargayska The Guardian ayaa sheegaya in ay Forest qiratay in ay jabiyeen xeerka faa’iidada iyo khasaaraha ee dhaqaale wanaaga premier League.

Waa kooxdii 2-aad ee xidhiidhka premier League dhibco ka jaro premier League sabab la xidhiidha in ay jabiyeen xeerka faa’iidada iyo khasaaraha ee dhaqaale wanaaga premier League.

Kooxda Everton ayaa ahayd kooxdi ugu horaysay ee dhibco laga jaro xilli ay kooxaha Man City iyo chelsea wadnaha farta ku hayaan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga