Arsenal Vs Liverpool: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood Oo La Soo Saaray Ka Hor Kulankooda Caawa.

Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa isku diyaarinaya kulan adag oo ay ku ciyaarayaan Emirates kana tirsan horyaalka premier League.

Labada kooxood ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah waxana ay haystaan xiddigo halis ah.

Arsenal iyo chelsea ayaa ku hubaysan xiddigo heer caalami ah iyaga oo haysta qaar ka mid ah xiddigaha ugu fiican premier League.

Shaxda waxa soo xulatay shabakada 90min kuwaas oo qiimeeyay qaab ciyaareedka xiddigaha labada kooxood

Ka hor kulankooda waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood iyada oo la qiimeeyay qaab ciyaareedkooda.

Kooxda Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 8 xiddig halka ay Arsenal shaxda ku leedahay kaliya 3 xiddig.

Halkan kaga bogo shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga