Shaxda Rasmiga Ah Ee PSG Vs Arsenal: Arteta Oo Go’aan Lama Filaan Ah Qaatay.

Kooxaha arsenal Iyo PSG ayaa isaga hor iman doona final-ka champions League iyada oo saacad kadib labada kooxood isaga hor iman doonaan Budapest.

ka hor bilaabashada ciyaarta waxa la soo saaray shaxda labada kooxood isaga hor iman doonaan kuna kala calaf qaadi doonaan.

Xiddiga Dembele oo shaki ku jiray ayaa taam u noqday in uu ku bilowdo kulanka isaga oo ay weerarka la hogaaminayaan xiddigaha Doue Iyo Khvicha Kvaratskhelia.

Dhinaca kale Arteta ayaa sameeyay go’aan la yaab leh isaga oo kaydka dhigay weeraryahankiisa Victor Gyokers isaga oo ka doorbiday Kai Havertz.

Halkan Kaga Bogo shaxda Rasmiga ah ee Kulanka:

PSG:Safonov, Hakimi, Pacho, Marquinhos, Nuno Mendes, Fabian Ruiz, Vitinha, Joao Neves, Doue, Kavratskhelia, Dembele.

Kaydka: Chevalier, Marin, Beraldo, Zabarnyi, Goncalo Ramos, Kang-in Lee, Hernandez, Mayulu, Dro Fernandez, Barcola, Zaire-Emery, Mbaye.

Arsenal:Raya, Mosquera, Saliba, Gabriel, Hincapie, Rice, Lewis-Skelly, Odegaard, Saka, Trossard, Havertz.

Kaydka: Arrizabalaga, Jesus, Eze, Martinelli, Timber, Gyokeres, Norgaard, Madueke, Merino, Calafiori, Zubimendi, Dowman.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga