UEFA Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Champions League.

Waxa la ciyaaray kulamadii lugta 1-aad ee wareega 16-ka champions League iyaga oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.

Kooxaha Arsenal, Real Madrid, Bayern Munich, Liverpool, Barcelona ayaa dhamaantood badiyay kulamadii ay ciyaareen.

Waxa Jira xiddigo Soo bandhigay qaab ciyaareed fiican iyaga oo kooxohooda ka caawiyay guulo muhiim ah.

Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo Saaray shaxda ugu fiican todobaadka champions league.

Kooxda Arsenal ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh laba xiddig.

Kooxaha Liverpool, Bayern Munich, Real Madrid, Aston villa, Club Bruged, Inter Dortmund, Barcelona ayaa dhinacooda shaxda ku leh min Hal xiddig.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga