Khabiirka BBC-da Chris Sutton ayaa saadaaliyay natiijada kulanka Premier League ee u dhexeeya Arsenal iyo Aston Villa ee tartanka Premier League.
Sutton ayaa u saadaaliyay wiilasha Mikel Arteta inay badiyaan kulanka.
Arsenal iyo Aston Villa ayaa isaga Hor Iman doona kulan ka dhici doona Emirates kulan ka tirsan todobaadkii 22-aad.
Ciyaarta ka hor ayaa labada dhinac waxa ay kala fadhiyaan kaalimaha labaad iyo toddobaad ee kala sareynta.
“Waxa aan arkaa in ay Arsenal badinayso kulanka Kuna badinayso 2/0″ayuu Sutton yidhi.
Be the first to comment