WARBIXIN: 6 Saxiixa Oo Ay Arsenal Ku Garaacday Liverpool Oo La Soo Saaray.

Kooxda Arsenal ayaa Liverpool ku Garaacday saxiixa Xiddiga khadka dhexe ee Martin Zubimendi.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis la Gaadhay xiddiga khadka dhexe kaas oo la filayo in uu ku soo biiro kooxda suuqa xagaaga.

Ma ahan markii ugu horaysay ee ay Arsenal kooxda Liverpool ku Garaacday kooxda saxiixa Xiddig.

Halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigo ay Arsenal saxiixayadooda ku Garaacday Liverpool.

Martin Zubimendi: Liverpool ayaa ku dhawaatay saxiixa Xiddiga khadka dhexe suuqii xagaaga.

Dani Ceballos: waa xiddig kale Oo ay Arsenal saxiixiisa ku Garaacday Liverpool markii uu ka tagaya Real Madrid.

Martin OdegaardA

lexis Sanchez

Nicolas Pepe

Ian Wright.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga