Sida Ay Noqon Karto Shaxda Liverpool Kadib Marka Uu Arne Slot Bdalay Klopp.

Kooxda Liverpool ayaa ugu dambayn ku dhawaaqday saxiixa tababaraha Arne Slot kaas Oo Todobaadka dambe bilaabi doona shaqadiisa.

Slot ayaa laga rabaa in uu buuxiyo booska Klopp baneeyay shaqo fiicana ka qabto kooxda.

Tababare Arne Slot ayaa adeegsan doona Inta badan xiddigaha kooxda haatan jooga waxana uu fursad siin Doonaa xiddig kasta.

Slot ayaa sidoo kale lagu taageeri Doonaa suuqa isaga Oo la Soo saxiixan doona xiddigaha uu Doonayo In uu ku xoojiyo Kooxdiisa.

Hadaba waxa la soo bandhigay sida ay noqon karto shaxda Liverpool.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga