Manchester City ayaa xagaagan wajahaysa isbeddel weyn oo ku yimid kooxdeeda, iyadoo ciyaartoy badan oo magac iyo tayo leh ay isaga tageen ama ku dhow yihiin inay baxaan. Sida ay qortay The Sun, waxaa xitaa la dhisi karaa 11 ciyaaryahan ah oo qiimahoodu gaarayo £475.2 milyan, kuwaas oo City ka baxay xagaagan.
Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli uu Manchester City bilaabay marxalad cusub, iyadoo Pep Guardiola uu kooxda ka tegay kadib muddo toban sano ah oo uu hoggaaminayay.
Waa tan shaxda ugu muhiimsan ee katagay Man City
#
Be the first to comment