Riccardo Calafiori Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Ku Aadan Ku Biirista Arsenal.

Saxiixa cusub ee kooxda Arsenal Riccardo Calafiori ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan ku biirista kooxda Arsenal.

Xiddiga Riccardo Calafiori ayaa maanta si Rasmi ah u dhamaystiray ku biirista Gunners isaga oo noqday saxiixoodii ugu horeeyay.

“Waxa aan dareemayaa wax cajiib ah”ayuu Riccardo Calafiori yidhi.

“Aniga ahaan waa bilowga wax aad u weyn, aad ayaan ugu faraxsanahay in aan u ciyaaro Arsenal”ayuu sii raaciyay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga