Man United Oo War Xun Ka Heshay Tababarka Ka Hor Final-ka FA Cup-ka.

Kooxda Man United ayaa la kulantay war xun ka hor Final-ka FA Cup-ka ee ay la ciyaarayaan man City.

Man United ayaa isku diyaarinaysa kulanka adag ee ay la ciyaari doonaan Man City final-ka FA Cup-ka.

Ten Hag ayaa sheegay in uu Luke shaw seegi doono Final-ka tartanka maadama uu haysto fursad aad u yar oo uu kaga qayb gali karo kulanka.

Ten Hag ayaa sheegay in uu dhaawac kale soo gaadhay xiddiga isla markaas uu qarka u saran yahay in uu seego ulanka.

“Waxa shaw soo gaadhay dhaawac kale, waxa uu haystaa fursad aad u yar si uu u ciyaaro”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga