
Daafaca kooxda Manchester City John Stones ayaa sheegay in ciyaartoyda ay ka go’an tahay inay si guul leh u difaacaan horyaalka Premier League.
City ayaa haatan ceyrsaneysa hogaamiyayaasha Prem ee Liverpool.
Stones ayaa u sheegay The Times:” Ma ogolaan doono in ay taasi dhacdo”.
“Arsenal, Liverpool, kooxihii nagu riixi jiray horyaalka ma ahan in aanu anagu riixno arintu waxa ay u shaqaynaysaa faa’iidadeena waa in aan qabano shaqo ka fiican mida aan haatan qabanayno”.
Koxda Man City ayaa La ciyaari doonta Man United waxana ay u baahan yihiin in ay badiyaan si ay u soo yareeeyaan farqiga dhibcaha ee Liverpool.
Be the first to comment