Xilli ciyaareedkii 4-aad ee tartanka UEFA Nations League ayaa bilaaban doona iyada oo isku aadka lagu sameeyay Paris.
Ciyaaraha wajiga hore ee horyaalku waxa la ciyaari doona deyrta 2024, iyada oo wareegyada ugu dambeeya ka qayb gali doonaan 4-ta kooxood ee ugu dabeeya iyada oo la filayo in la qabto finals-ka bisha June ee sanadka 2025.
League A
Group A1: Croatia, Portugal, Poland, Scotland
Group A2: Italy, Belgium, France, Israel
Group A3: Netherlands, Hungary, Germany, Bosnia and Herzegovina
Group A4: Spain, Denmark, Switzerland, Serbia
League B
Group B1: Czechia, Ukraine, Albania, Georgia
Group B2: England, Finland, Republic of Ireland, Greece
Group B3: Austria, Norway, Slovenia, Kazakhstan
Group B4: Wales, Iceland, Montenegro, Türkiye
League C
Group C1: Sweden, Azerbaijan, Slovakia, Estonia
Group C2: Romania, Kosovo, Cyprus, Lithuania/Gibraltar*
Group C3: Luxembourg, Bulgaria, Northern Ireland, Belarus
Group C4: Armenia, Faroe Islands, North Macedonia, Latvia
League D
Group D1: Lithuania/Gibraltar*, San Marino, Liechtenstein
Group D2: Moldova, Malta, Andorra
Be the first to comment