Harry Kane Oo Taariikh Ka Sameeyay Champions League.

Harry Kane ayaa Arbacadii dhigay rikoor cusub oo Champions League ah inkasta oo Bayern Munich ay guuldaro lama filaan ah kala kulantay Real Madrid.

Kulanka semi-finalka ee udhaxeeyay labada kooxood ee Yurub ayaa ahaa 2/2 ka hor kulankii lugta -aad e Bernabue.

Bayern Munich ayaa doonaysay in ay iska xaadiriso Final-ka si ay ula ciyaarto kooxda Dortmund.

Xiddiga Weerarka Uga ciyaara kooxda e Kane ayaa dhigay rikoodh ku lug lahaanshihiisii goolka 1-aad e Bayern Munich.

Kane ayaa caawiyay goolkii furitaanka ee uu dhaliyay Davies waxana uu ahaa caawintiisii 4-aad e tartanka.

Kane ayaa kor ugu qaaday 12 ku lug lahaanshaha goolasha ooxdiisa tartanka hampions League waana xiddigii ugu badanaa ee reer England ah ee sidaas sameeya.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga