Halka Uu Riccardo Calafiori Ka Gali Karo Shaxda Arsenal.

Arsenal ayaa ku sii dhawaanaysa saxiixeedii ugu horeeyay xagaaga 2024. Kooxda Gunners ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis shaqsi ah la gaartay daafaca Bologna ee Riccardo Calafiori.

22-sano jirkaan ayaa la filayaa inuu u saxiixo qandaraas afar sano ah Emirates Si uu u noqdo saxiixii ugu horeeyay ee Arsenal.

Calafiori ayaa ka qayb ahaa xulka Italy waxana uu ka mid ahaa xiddigii ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga xilli ciyaareedka.

Xiddiga Calafiori ayaa ka ciyaari kara daafaca dhexe sidoo kale waxa uu ka ciyaari karaa daafaca Bidix.

Halkan waxa aan ku soo gudbinaynaa shaxda ay Arsenal ku ciyaari karto hadii uu ku biiro Gunners.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga