Goolhayayaasha Shabaqooda Ilaashaday Kulamada Ugu Badan Xilli Ciyaareedkan.

Horyaalka premier League ayaa meel xiiso leh maraya xilli ciyaareedkan.

Inta badan tartanka gool dhalinta ama caawinta ayaa si weyn loo hadal hayaa premier League.

Goolhayayaasha ayaa muhiim u ah ciyaaraha kubada cagta wakhti xaadirkan.

Premier League xilli ciyaareedkan Goolhayayaasha ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkan.

Goolhayayaasha Jordan Pickford, David Raya & Ederson ayaa tartan fiican ugu jira Goolhayaha ugu fiican Premier League.

Saddexda Goolhaye ee Jordan Pickford, David Raya & Ederson ayaa shabaqooda ilaashaday min 8 kulan horyaalka premier League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga