DEG-DEG: Ciyaartoy Liverpool Ah Oo Ku Dhintay Shil-Baabuur.

Weeraryahanka Liverpool Diogo Jota ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay Spain isagoo 28 jir ah, sida ay ku warrantay warbaahinta Portugal.

Jota ayaa la sheegay in uu gaari kula safrayay walaalkiis Andre, oo sidoo kale ah 26 jir kubbadda cagta ah, markii gaariga uu ka baxay wadada.

Dhacdadan ayaa ka dhacday gobolka Zamora.

Akhbaartan naxdinta leh ayaa imaaneysa labo todobaad un kadib markii Jota uu ku guursaday saaxiibtiis mudada dheer Rute Cardoso ee Porto.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga