Cole Palmer Oo Qirtay Arin Ka Yaabisay Taageerayaasha Kubada Cagta.

ayaa si qallafsan wax looga weydiiyay inuu yahay taageere Manchester United kadib markii u guuldaro dhabarka u saaray kooxda Man United isla markaas saddexley ka dhaliyay.

Xiddiga reer Englan ayaa chelsea ku hogaamiyay guul 4/3 ah kulan ka dhacay Stamford Bridge habeenkii khamiista.

Weeraryahanka ayaa chelsea ugu soo biiray lacag dhan 42.5 milyan isaga oo kaga soo biiray Man City

Dad badan ayaa ugu yeera “saxiixa xilli ciyaareedka” ka dib markii uu dhaliyay 19 gool seddexleydiisa.

Waxana uu qirtay in uu “ku faraxsan yahay in uu dhaliyay saddexleydiisii ugu horaysay ee uu ka dhaliyay kooxdii uu taageeri jiray yaraantiisii dib markii la waydiiyay in uu taageeri jiray United yaraantiisii.

Markii hore waxaa la weydiiyay inuu yahay taageere United waxana uu ku jawaabay”Haa, markii aan soo korayay, waxa aan ahaa taageere United ah”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga