
Is badal weyn ayaa ka dhici doona Man United xilli ciyaareedka dambe.
Man United ayaa lagu garaacay Final Europa League kadib guuldaradii ka soo gaadhay Tottenham.
Man United ayaa sidaas darteed waxa la arki doonaa is badal weyn.
Xiddigo badan ayaa la filayaa in ay ka tagaan kooxda oo uu ka mid yahay xiddiga Khadka dhexe ahna kabtanka kooxda ee Bruno Fernandes.
Fernandes ayaa lala xidhiidhinayaa kooxaha ka ciyaara sucuudiga kuwaas oo ku dalban Kara lacag 100 milyan ka badan.
United waxa haatanba lala xidhiidhinayaa xiddiga kooxda wolves ee Cumha kaas oo ay ku dhawdahay saxiixiisa.
Iyada oo is badal weyn dhacayo the Sun ayaa soo saartay shaxda ay Man United ku ciyaari karto xilli ciyaareedka dambe.
Be the first to comment