Arsenal Mise Aston Villa? Chris Sutton Oo Saadaaliyah Kulank Labada kooxood Ee Caawa

Khabiirka BBC-da Chris Sutton ayaa saadaaliyay natiijada kulanka Premier League ee u dhexeeya Arsenal iyo Aston Villa ee tartanka Premier League.

Sutton ayaa u saadaaliyay wiilasha Mikel Arteta inay badiyaan kulanka.

Arsenal iyo Aston Villa ayaa isaga Hor Iman doona kulan ka dhici doona Emirates kulan ka tirsan todobaadkii 22-aad.

Ciyaarta ka hor ayaa labada dhinac waxa ay kala fadhiyaan kaalimaha labaad iyo toddobaad ee kala sareynta.

“Waxa aan arkaa in ay Arsenal badinayso kulanka Kuna badinayso 2/0″ayuu Sutton yidhi.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga