Manchester City ayaa heshiis rasmi ah la gaartay Everton si ay ula soo saxiixato xiddiga reer Senegal ee Iliman Ndiaye, iyadoo heshiiska lagu sheegay inuu gaarayo £65 milyan.
Sida uu xaqiijiyay Fabrizio Romano ayaa la bixiyay xogtan iney Man City qaadatay saxiixii totenham mudada dheer raadineysay taasoo aakhirkii ay ka dulqaatay spurs.
waxaana la isku afgartay heshiiska labada kooxood, Waxaa sidoo kale la siiyay Ndiaye ogolaanshaha baaritaanka caafimaadka, iyadoo shuruudaha shaqsiga ah ee ciyaaryahanka iyo City ay horey u dhammaystirmeen.
Be the first to comment