RASMI: Isku Aadka Kulamada Wareega 32 Koobka Adduunka Oo Soo Baxay.

waxa la xaqiijiyay kulamada Wareegga 32-ka ee Koobka Adduunka 2026 kaddib markii la soo gabagabeeyay kulamadii heerka Group-yada ee la ciyaaray Habeenimadii sabtidii.

Xulal loo saadaalinayay inay koobka ku guuleystaan sida France, Argentina, Germanyiyo Brazil ayaa  xaqiijiyay u soo bixitaankooda wareegga bugbaxa.

Sidoo kale waddamada martigelinaya tartanka ee America, Canada iyo Mexico ayaa iyaguna gaaray Wareegga 32-ka.

Xulalka Africa ayaa wacdaro ka dhigay tartanka iyaga oo 9 ka mid ah 10-kii xul ee ka qayb galay ay u gudbeen wareega xiga ee tartanka.

Halkan kaga bogo kulamada wareega 32 oo buuxa

France vs. Sweden
USA vs. Bosnia
Switzerland vs. Algeria
South Africa vs. Canada
Netherlands vs. Morocco
Portugal vs. Croatia
Spain vs. Austria
Belgium vs. Senegal
Brazil vs. Japan
Ivory Coast vs. Norway
Mexico vs. Ecuador
Germany vs. Paraguay
Argentina vs. Cape Verde
Australia vs. Egypt
Colombia vs. Ghana
England vs. DR Congo

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga