Waxa la Soo saaray isku Aadka Wareega semi-final Tartanka FA Cup-ka.
Kooxaha Man City, Chelsea, Southampton iyo Leeds United ayaa ku kulami Doona wareegan.
Manchester City Oo Soo Reebtay Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda Southampton.
Chelsea Oo Soo Xasuuqday Port Vale ayaa dhinaceeda la ciyaari doonta kooxda Leeds United.
Kulamada Semi-final Tartanka FA Cup-k ayaa la ciyaari Doonaa 25 iyo 26 bishan haatan lagu jiro.
Be the first to comment