Arsenal Oo Laga Reebay FA Cup-ka, Southampton Ayaa Garaacday.

Kooxda Arsenal ayaa Guuldaro Lama Filaan Ah Kala Kulantay kooxda Southampton kulan Ka tirsanaa FA Cup-k

Southampton ayaa dhalisay goolka 1-aad daqiiqadii 35-aad waxana u dhaliyay xiddiga Stewart.

Kooxda Arsenal ayaa dhalisay goolka bar-baraha daqiiqadii 68-aad waxana u dhaliyay xiddiga Gyökeres.

Laakiin Southampton ayaa dhalisay goolka kale daqiiqadii 85-aad iyada oo uu u dhaliyay xiddiga Charles kaas oo Kooxdiisa ku hogaamiyay Guul.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga