Chris Sutton Oo Saadaaliyay Kulamada Premier League Ee Todobaadkan.

Ciyaaryahankii hore ee Chelsea, Chris Sutton, ayaa saadaaliyay kulamada Premier League ee dhacaya Jimce, Sabti iyo Axad.

Sutton ayaa saadaashiisa siiyay BBC Sport.

Wolves ayaa habeenka Jimcaha gurigooda ku soo dhaweyn doona Aston Villa, halka Liverpool ay Sabtida ku qaabili doonto West Ham United garoonka Anfield.

Leeds United ayaa Sabtida fiidkii la ciyaari doonta Manchester City, halka Fulham ay Axadda soo dhoweyn doonto Tottenham Hotspur.

Manchester United ayaa Axadda ku wajihi doonta Crystal Palace garoonka Old Trafford, halka Arsenal ay ku martigelin doonto Chelsea garoonka Emirates Stadium.

Saadaasha Chris Sutton:

  • Wolves 0-1 Aston Villa

  • Bournemouth 2-0 Sunderland

  • Burnley 0-1 Brentford

  • Liverpool 2-1 West Ham

  • Newcastle 1-1 Everton

  • Leeds United 1-3 Man City

  • Brighton 2-0 Nottingham Forest

  • Fulham 2-1 Tottenham

  • Man United 2-0 Crystal Palace

  • Arsenal 2-0 Chelsea

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga