DEG-DEG: Real Madrid Vs Man City, Chelsea Vs PSG Iyo Isku Aadka Wareega 16 Champions League Oo La Soo Saaray.

Waxa la Soo saaray isku aadka Wareega 16 Tartanka Champions League.

Waxa isku aadka ka Soo baxay kulamo adag oo Si weyn loo sugi doono

Kulamada ugu xiisaha badan ayaa ah Kulamada dhexmari doona kooxaha Man City Vs Real Madrid, Chelsea Vs PSG.

Halkan kaga bogo isku aadka Oo dhamaystiran

PSG Vs Chelsea

Galatasaray Vs Liverpool

Real Madrid Vs Man City

Atalanta Vs Bayern Munich

Newcastle Vs Barcelona

Atletico Madrid Vs Tottenham

Bodo Vs Sporting
Arsenal vs Leverkusen

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga