2025 CAF: Xiddigaha U Tartamaya Xiddiga Ugu Fiican Africa Sanadka 2025 Oo La Soo Saaray.

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ayaa Axaddii shaaciyay liiska ciyaartoyda u soo baxay finalka abaal-marinnada 2025.

Qaybta Ciyaaryahanka Sanadka (Ragga), saddexda ciyaaryahan ee ugu dambeysa waa:

Victor Osimhen (Galatasaray / Nigeria)

Mohamed Salah (Liverpool / Masar)

Achraf Hakimi (PSG / Morocco)

Osimhen wuxuu ku guuleystay abaalmarintan qiimaha badan 2023, halka saaxiibkiis xulka Nigeria, Ademola Lookman, uu qaaday sanadkii hore.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga