
In ka badan 75 waddan ayaa laga reebay isreeb-reebka Koobka Adduunka ee FIFA 2026, kaasoo wali ka socda dacallada kala duwan ee caalamka.
FIFA ayaa tan ku shaacisay qoraal ay soo dhigtay boggeeda rasmiga ah, kahor kulamada isreeb-reebka toddobaadkan ka dhacaya qaaradaha kala duwan.
Kooxda.com waxay halkan idiinku soo gudbineysaa waddamada ilaa iyo hadda ku fashilmay dadaalkoodii ay ugu jireen in ay isugu soo baxaan Koobka Adduunka ee 2026.
Waddamada laga reebay qaaradda Afrika:
Ku dhawaad 14 waddan ayaa laga saaray isreeb-reebka, ka dib markii ay keeneen dhibco eber ama dhibcaha ugu hooseeya ee kooxahooda. Waddamadaas waxaa ka mid ah:
Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika
Jabuuti
Chad
Koonfurta Suudaan
Togo
Congo
Kenya
Mauritania
Mauritius
Seychelles
Soomaaliya
Waddamada kale ee laga reebay isreeb-reebka Koobka Adduunka:
Afghanistan, American Samoa, Anguilla, Antigua and Barbuda, Aruba, Bahamas, Bahrain, Bangladesh, Barbados, Belize, Bhutan, British Virgin Islands, Brunei, Cambodia, Cayman Islands, Chile, China PR, Chinese Taipei, Cook Islands, Cuba, Dominica, Dominican Republic, Eswatini, Fiji, Grenada, Guam, Guyana, Hong Kong, China, India, Korea DPR, Kuwait, Kyrgyz Republic, Laos, Lebanon, Macau, Malaysia, Maldives, Mongolia, Montserrat, Myanmar, Nepal, Pakistan, Palestine, Papua New Guinea, Peru, Philippines, Puerto Rico, Samoa, São Tomé and Príncipe, Singapore, Solomon Islands, Sri Lanka, St. Kitts and Nevis, St. Lucia, St. Vincent and the Grenadines, Syria, Tahiti, Tajikistan, Thailand, The Gambia, Timor-Leste, Tonga, Turkmenistan, Turks and Caicos Islands, US Virgin Islands, Vanuatu, Vietnam, iyo Yemen.
Be the first to comment