Man United Mise Arsenal? Alan Shearer Oo Saadaaliyay Kulanka Premier League We Axada.

Weeraryahankii hore ee Newcastle United, Alan Shearer, ayaa saadaaliyay Kulanka premier league ee dhexmari doona kooxaha Man United iyo Arsenal Axada.

Labada Kooxood ayaa ku kulmi doona kulan si weyn loo wada sugayo bilaabashada Xilli Ciyaareerdka Cusub.

“Man Utd vs Arsenal – Waa wax cajiib ah in aan fadhiisano axada oo aan daawano laba koox oo iska Hor imanaya bilowga Xilli Ciyaareerdka”.

“Kulanku waa mid ay adagtahay in la Saadaaliyo laakiin waxa aan sheegi doona bar-baro”ayuu Sii raaciyay.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga