DEG-DEG: Liverpool Oo Dhamaystirtay Saxiixa Hugo Ekitike.

Kooxda Liverpool ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga kooxda Eintracht Frankfurt ee Hugo Ekitike sida ay sheegayaan wararku.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in ay Liverpool heshiis buuxa la gaadhay kooxda Eintracht Frankfurt si ay u hesho saxiixa xiddiga.

Liverpool ayaa ogolaatay in ay bixiso lacag Chan $95 Milyan oo Euro si ay u helaan saxiixa xiddiga.

Ekitike ayaa ogolaaday heshiis 6 Sano ah oo uu kula joogayo kooxda Liverpool.

Xiddiga reer France ayaa noqday saxiixii 5-aad ee ay samayso kooxdu suuqa Kala iibsiga xagaagan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga