
Kooxda Arsenal ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda Sporting Lisbon ee Viktor Gyokerez sida ay sheegayaan wararku.
Viktor Gyokerez kuma laaban doono tababarka Sporting isaga oo diirada saaraya in uu ka tago kooxda xagaagan.
Kooxda Arsenal ayaa haatan horumar ka samaynaysa saxiixa xiddiga reer Sweden ee Viktor Gyokerez.
Wali wax heshiis ah lama gaadhin laakiin Arsenal ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga.
Xiddiga Viktor Gyokerez ayaa ogolaaday heshiis 5 sano ah oo uu ku joogayo kooxda Arsenal.
Be the first to comment