
Waxa meel xiiso leh maraya tartanka is reeb-reebka koobka Adduunka.
Xulal badan ayaa u dagaalamaya sidii ay uga qayb gali lahaayeen tartanka koobka Adduunka sanadka dambe.
13 xul ayaa ilaa haatan xaqiijistay booskooda koobka Adduunka sanadka soo socda.
Xulalka marti galinaya tartanka ee USA, Canada iyo Mexico ayaa iygu ku jira xulalka u soo baxay tartanka koobka Adduunka.
Xulalka kale ee ilaa haatan u soo baxay koobka Adduunka waxa ka mid ah japan, New Zealand, Argentina, iran Uzbekistan, South Korea, jordan, Australia, Brazil iyo Ecuador.
Be the first to comment