XASAASI: Tababaraha Ugu Cad-Cad In Uu Badalo Mikel Arteta Oo La Ogaaday.

Shaqada tababare Mikel Arteta ayaa halis ku jirta kadib ka hadhistii kooxda Arsenal ee champions League.

Arsenal ayaa mar kale koob la’aan bixi doonta xilli ciyaareedkan iyada oo taasi cadaadis saaraysa Mikel Arteta.

Sida laga soo xigtay BetVictor, kooxda Arsenal ayaa tababare cusub doonaysa si ay ugu badasho Mikel Arteta.

Tababaraha Kooxda Inter Milan ee Simone Inzaghi ayaa lagu soo waramayaa in uu ugu cad-cadyahay in uu noqdo badalka Mikel Arteta.

Simone Inzaghi ayaa Inter ku hogaamiyay Final-ka champions League xilli ciyaareedkan kadib wacdaro ay dhigeen.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga