Goolhayaha Arsenal David Raya ayaa ku guuleystay abaalmarinta Gacanta dahabka ee xilli ciyaareedkii hore.
ayaa ku dhameystay xilli ciyaareedka ku dhamaystay 16 kulan oo uu shabaqiisa ilaashaday iyada kooxdiisu u tartamaysay horyaalka.
Bilowgii xilli ciyaareedkan Raya ayaa la filayay in uu noqdon doono midka u tartami doona abaalmarinta.
Laakiin Goolhayaha Nottingham Forest ee Matz Sels ayaa hogaaminaya tartanka Gacanta dahabka ah ee Gooldhalinta.
Goolhaye Sals ayaa shabaqiisa ilaashaday 9 kulan ilaa haatan xilli ciyaareedka.
Waxa ku xiga Jordan Pickford kaas oo shabaqiisa ilaashaday 8 kulan waxa la mid ah Goolhayaha Kooxda Arsenal ee David Raya kaas oo isna 8 kulan shaabqiisa ilaashaday.
Halkan Kaga Bogo Goolhayayaasha shabaqooda ilaashaday kulamada ugu badan:
| Rank | Player | Club | Clean Sheets | Matches (90 mins) |
|---|---|---|---|---|
| 1. | Matz Sels | N. Forest | 9 | 22 |
| 2. | Jordan Pickford | Everton | 8 | 22 |
| = | David Raya | Arsenal | 8 | 23 |
| 4. | Andre Onana | Man United | 6 | 22 |
| = | Dean Henderson | Crystal Palace | 6 | 22 |
| = | Martin Dubravka | Newcastle | 5 | 8 |
| = | Kepa Arrizabalaga | Bournemouth | 5 | 16 |
| 8. | Bart Verbruggen | Brighton | 4 | 20 |
| = | Robert Sanchez | Chelsea | 4 | 21 |
| = | Alisson Becker | Liverpool | 4 | 12* |
| = | Bernd Leno | Fulham | 4 | 22 |
Be the first to comment