Tartanka Gooldhalinta yurub ee xilli ciyaareedka ayaa meel xiiso leh maraya.
Iyada oo xilli ciyaareedku bilow yahay waxa durba is muujiyay xiddigo badan oo wacdaro dhigay.
Xiddiga kooxda Man City ee Haaland ayaa dhaliyay 9 gool 4 kulan oo uu ciyaaray premier League.
Waxa ku xiga xiddigii hore ee Man United Mason Greenwood kaas oo dhaliyay 5 gool ilaa haatan horyaalka Ligue 1 ee France.
Waxa ku xiga xiddigaha Lewandowski, Kane iyo Kramaric kuwaas oo dhaliyay min 4 gool ilaa haatan horyalada ay ka ciyaaraan.
Halkan Kaga bogo xiddigaha u tartamaya gooldhalinta yurub ee kabta dahabka ah:
Xiddiga | Goolash | dhibcaha |
---|---|---|
Erling Haaland (Man City) | 9 | 18 |
Mason Greenwood (Marseille) | 5 | 10 |
Robert Lewandowski (Barcelona) | 4 | 8 |
Harry Kane (Bayern) | 4 | 8 |
Andrej Kramaric (Hoffenheim) | 4 | 8 |
Marcus Thuram (Inter) | 4 | 8 |
Bradley Barcola (PSG) | 4 | 8 |
Mateo Retegui (Atalanta) | 4 | 8 |
Raphinha (Barcelona) | 3 | 6 |
Noni Madueke (Chelsea) | 3 | 6 |
Mohamed Salah (Liverpool) | 3 | 6 |
Be the first to comment