Xiddigaha Ku Lugta Leh Goolasha Ugu Badan Champions League tan ilaa 2018 Oo La Soo Saaray.

Tartanka champions League ayaa ah tartanka ugu xiisaha badan kubada cagta kooxaha.

Xiddig kasta waxa uu jecelyahay in uu goolal ka dhaliyo ama ka caawiyo tartanka si uu kooxdiisa ugu hogaamiyo guulo.

Tan ilaa xilli ciyaareedkii 2017/2018 kaliya 3 xiddig ayaa wacdaro ka dhigay tartanka marka laga hadlayo caawinta ama dhalinta.

Kaliya 3 xiddig ayaa ku lug lahaa goolasha ugu badan tartanka champions League 6-dii sano ee ugu dambaysay.

Xiddigaha Lionel Messi, Mohamed Salah iyo Mohamed Salah ayaa ah xiddigaha goolasha ugu badan ku lugta leh tartanka champions League.

Saddexda xiddig ayaa ku lug lahaa 9 gool tartanka champions Legaue Tan ilaa xilli ciyaareedkii 2017/2018.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga