Saacado ayaa ka dhiman suuqa January iyada oo kooxuhu u dadaalayaan sidii ay u samayn lahaayeen axiixyo cusub.
Kooxaha ayaa la filayaa in ay saacaha dhiman ku dhawaaqaan saxiixyo cusub si ay ugu xoojiyaan kooxaha qaybta dambe ciyaareedka.
Halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa saxiixyada hacay maanta oo ah maalintii ugu dambaysay suuqa January:
Saxiixyada Horyaalka Premier League ilaa haatan la dhamaystiray
Will Alves: Leicester to Cardiff – Loan
Samuel Iling-Junior: Aston Villa to Middlesbrough – Loan
Stefanos Tzimas: Brighton to FC Nuremberg – Loan
Stefanos Tzimas: FC Nuremberg to Brighton – €25m
Kosta Nedeljkovic: Aston Villa to RB Leipzig – Loan
Saxiixyada Horyaalka La Liga ilaa haatan la dhamaystiray
Wax saxiix ah ma jiraan?
Saxiixyada Horyaalka Serie A ilaa haatan la dhamaystiray
Semuel Pizzignacco: Feralpisalo to Monza – Undisclosed
Michele Carboni: Cagliari to Torres – Undisclosed
Christian Kouame: Fiorentina to Empoli – Loan
Saxiixyada Horyaalka Bundesliga ilaa haatan la dhamaystiray
Daniel Svensson: Nordsjaelland to Borussia Dortmund – Loan
Anthony Rouault: Stuttgart to Rennes – €13m
Luca Jaquez: FC Luzern to Stuttgart – €6.5m
Andre Silva: RB Leipzig to Werder Bremen – Loan
Kosta Nedeljkovic: Aston Villa to RB Leipzig – Loan
Saxiixyada Horyaalka Ligue ilaa haatan la dhamaystiray
Mohamed Bayo: Lille to Royal Antwerp – Loan
Anthony Rouault: Stuttgart to Rennes – €13m
Be the first to comment