Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray.

Waxa la Ciyaaray todobaadkii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka premier league.

Kooxda Man City ayaa ku guulaysatay premier league markii 4-aad oo xidhiidh ah.

Kooxaha Arsenal, Liverpool, Chelsea iyo man United Ayaa dhamaantood badiyay kulmadoodii.

Kadib dhamaadka kulamada todobaadka waxana la Soo Saaray shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League.

Kooxaha Tottenham iyo Crystal Palace ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Man United, man city, Chelsea Liverpool, Newcastle, iyo Fulham ayaa shaxda ku leh min Hal Xiddig.

Halkan kaga bogo shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga