Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Tagi Karto Crystal Palace.

Kooxda Liverpool ayaa isku diyaarinaysa kulanka ay la ciyaari doonto Crystal Palace kulan ka tirsan premier League.

Reds ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib markii ay guul la’aan ahayd labadii kulan ee ugu dambeeyay tartamada oo dhan.

Liverpool ayaa doonaysa in ay ku soo laabato hogaanka premier League xitaa hadii ay tahay si ku meel gaadh ah.

Klopp ayaa la filayaa in uu is badal ku sameeyo shaxdiisa kadib guuldaradii kooxdiisa ka soo gaadhay Atalanta.

Xiddigo aan ciyaarin kulankii Atalanta ayaa laga yaabaa in uu ku soo laabto shaxda kooxda kulanka Crystal Palace.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga