DEG-DEG: Real Madrid Oo Shaacisay Saxiixa Xabi Alonso.

Kooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay in uu Xabi Alonso noqday tababaraha cusub ee kooxda.

Alonso noqday badalka tababaraha kooxda ka tagaya ee Carlo Ancelotti.

Alonso ayaa qalinka ku duugay heshiis 3  Sano ah oo uu ku hogaamin doono kooxda.

Tababaraha ayaa saxiixay heshiis dhacaya ilaa xagaaga 2028 isaga oo shaqada bilaabi doona dhamaaadka xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga