Arsenal Mise Man United? Jurgen Klopp Oo Saadaaliyay Kulanka Labada Kooxood Ee Premier League.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa saadaaliyay kulanka ay Man United la ciyaari doonto Arsenal.

Labada kooxood ayaa isla ciyaari doona kulan ka tirsan premier League iyada oo labada taageere si weyn u sugayaan kulanka.

Klopp ayaa sheegay in ay Arsenal garaaci doonto Man United kulankooda Prmeier League ee soo socda.

“Arsenal waa koox kubadeed oo wanaagsan. Haddii ay Man United u ciyaarto sida ay maanta ciyaareen, Arsenal ayaa badin doonta ciyaarta”.

“Waan hubaa taas 100%”ayuu Yidhi Klopp.

Man United ayaa Old Trafford ku soo dhawayn doonta Old Trafford 11 bisha May ee soo socota kulamada ugu dambeeya ee xilli ciyaareedka.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga