Alan Shearer Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulayasan Doonta Horyaalka premier League

Alan Shearer ayaa wali qaba in Man City ay ku garaaci doonto Liverpool iyo Arsenal horyaalka Premier League inkasta oo ay barbaro la galeen Gunners Axadii.

Liverpool ayaa sabtidii la wareegtay hogaanka horyaalka Premier league markaas oo ay garaacday Brighton Halka ay kooxaha Man City iyo Arsenal bar-baro galeen.

“Waqtigan xaadirka ah in kasta  Liverpool faa’iido haysato Arsenal-na ku jirto tartanka, , iyadoo sagaal ciyaarood ay harsan yihiin waxaan weli u arkaa Manchester City inay tahay kooxda ugu cadcad hanashada horyaalka Premier League”.

Kooxda Man City ayaa 3 dhibcood ka hoosaysay Hogaamiyayaash horyaalka premier premier league.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga