DEG-DEG: Man United Oo Lagu Garaacay Saxiixa Xiddig Ay Aad U Doonaysay Xagaagan.

Kooxda Tottenham ayaa ku guulaystay saxiixa xiddiga West Ham ee Mateus Fernandes kaas oo ay saxiixiisa ku garaacday Man United.

Mateus Fernandes ayaa lala xidhiidhinayay Man United iyada oo la sheegay xitaa in ay heshiiska shaqsiga ah la gaadhay.

Haatan Fabrizio Romano ayaa sheegaya in Tottenham ku guulaystay saxiixa xiddiga reer Portugal ee Mateus Fernandes,

Tottenham ayaa bixisay lacag dhan 85 milyan oo euro waana dalab laga aqbalay iyada oo xiddigu haatanba ogolaaday in uu ku biiro Tottenham.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga