Tababare Andoni Iraola ayaa hadda si rasmi ah xor uga noqday kooxdiisii AFC Bournemouth kadib bixitaankiisii Bournemouth waxana durba lala xidhiidhinayaa kooxo kale.
Tababarah reer Spain ayaa iska diiday kooxda Ac Milan oo wadahadalo kula jirtay maalmihii ugu dambeeyay.
Tababare Iraola ayaa sidoo kale iska diiday kooxda Crystal Palace kuwaas oo doonayay in ay ku sii hayaan premier League.
Sida haatan laga soo xigtay Sky Sport, Iraola ayaa doonaya in uu ku biiro kooxda Liverpool inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga.
Iraola ayaa doonaya in uu shaqada ka badalo Arne Slot oo uu cadaadis weyn saaran yahay kadib natiijooyinkii xumaa ee kooxda.
Be the first to comment