Tartanka gooldhalinta premier League ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo xiddigo badan ku tartamayaan.
Xiddiga Man City ee Erling Haaland ayaa hogaaminaya gooldhalinta isaga oo wacdaro dhigaya ilaa haatan xilli ciyaareedkan.
Haaland ayaa dhaliyay ilaa haatan 17 gool premier League xilli ciyaareedkan isaga oo kali ku ah hogaanka gooldhalinta.
Waxa ku xiga xiddiga Brentford ee Igor Thiago kaas oo dhaliyay 11 gool ilaa haatan premier League.
Ugu yaraan 6 xiddig ayaa ku xiga iyaga oo dhaliyay isku goolal kuwaas oo dhaliyay min 7 gool.
Haaland (Man City) 17 Gool
Igor Thiago (Brentford) 11 Gool
Anthoine Semenyo (Bournemouth) 7 Gool
Danny Welbeck (Brighton) 7 Gool
Hugo Ekitike (Liverpool) 7 Gool
Jean-Phlippe Mateta (Crystal Palace) 7 Gool
Phil Foden (Man City) 7 Gool
Be the first to comment