Man City Oo Kaliya 2 Dhibcood U Jirsatay Hogaamiyayaasha Arsenal.

Manchester City ayaa yareysay farqiga dhibcaha ay ka dambayso Arsenal kadib guushii ay ka gaadheen kooxda Fulham kulan ka tirsanaa premier League.

Kooxda Man City ayaa 5/4 kaga badisay kooxda Fulham kulan ka dhacay waxana ay cadaadiska saareen hogaamiyayaasha horyaalka.

Guushaas ayaa la macno ah in ay Man City kaliya 2 dhibcood u jirto hogaamiyayaasha horyaalka premier League ee Arsenal.

Arsenal ayaa rajaynaysa inay soo celiso hoggaankeedii shanta dhibcood ahaa marka ay caawa martigelinayaan Brentford.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga