Horyaalka Premier League waa mid laga ciyaaro dalka England waxana ciyaara xiddigo badan oo England u dhashay.
Sidoo kale waxa jira ama maamula tababarayaal badan oo reer England ah kuwaas oo ka shaqeeya horyaalka premier League.
Laakiin xog la helay ayaa sheegaysa in uuna jirin tababare u dhashay dalka England oo ku guulaystay Premier League.
Haddii ay yihiin kuwa haatan ama kuwo horay u soo maamulay premier League tababarayaasha u dhashay dalka England ayaan ku guulaystay horyaalka.
Be the first to comment