Isku aadka wareega 4 dhamaadka tartanka Carabao Cup-ka ayaa la Soo saaray iyada oo kooxaha ku hadhay tartanka ay ogaadeen kooxaha ay ku aadi doonaan.
Kulanka ugu horeeya ee isku aadka ayaa ah kulanka Arsenal ay Martigalin doonto Crystal Palace kulan ka dhici doona garoonka Emirates.
Kooxda Arsenal (Gunners) ayaa booskeeda ku xaqiijisay guul 2-0 ah oo ay ka gaartay Brighton, iyadoo goolasha ay dhaliyeen Ethan Nwaneri iyo Bukayo Saka.
Kooxda Newcastle United, oo ah kooxda difaacanaysa koobka ayaa Garaacday Tottenham ayaa ku aaday kooxda Fulham.
Kooxda Chelsea oo Garaacday Wolves ayaa Garaacday ku aaday kooxda Cardiff City.
Kooxda Manchester City ayaa martigelin doonta kooxda Brentford.
Kulamada 4 dhamaadka tartanka Carabao ayaa dhici doona December 15.
Be the first to comment