
Kooxda Arsenal ayaa heshay war xun iyada oo xiddiga Noni Madueke dhaawac soo gaadhay kulankii Man City.
Xiddiga Madueke ayaa la badalay qaybtii nasashada kulankii Man City ee Axadii sabab la xidhiidha dhaawaca.
Xiddiga ayaa baadhitaan lagu sameeyay si loo ogaado xaalada xiddiga Iyo dhaawaca soo gaadhay.
Haatan saxafiga David Ornstein ayaa xaqiijiyay in uu dhaawac jilibka ah soo gaadhay xiddiga Madueke.
Madueke ayaa la filayaa in uu garoomada ka maqnaado muddo 2 bilood ah kadib dhaawaca soo gaadhay.
Be the first to comment